Somali News Sources:
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk. Maanta Ciyaari Joogta 2010-04-03
BBC News
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
 
Muammar al-Gaddafi-6-30112006 Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo 2010-03-30
BBC News
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
 
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs. Obama oo ku Guulaystay 2010-03-22
BBC News
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
 
Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Itoobiya oo maryo Dhiigleh kala furtay 2010-08-26
Qaran News
   Aug 26, 2010 at 02:51 AM Wuxuu Madaxweynuhu ka dalbaday itoobiya inay cadayso Eedaymaha ay Xukuumadiisa la daba joogto Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay gurigiisa ugu yeedhay Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargaysa isaga oo ugu hanjabay inuu Dalka ka saari doono hadii aanay Dawladiisu...
 
Komishanka Doorashooyinka oo ku baaqay in Xal laga gaadho Caqabadaha ku gudban Doorashooyinka Guurti 2010-08-26
Qaran News
   Aug 26, 2010 at 02:40 AM  Komishanka Doorashooyinka oo ku baaqay in Xal laga gaadho Caqabadaha ku gudban Doorashooyinka Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka Hargeysa,(Qaran News)-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Eng: Ciise Yuusuf Maxamed ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, Lbada Gole Baarlamaan...
 
Dayaca Amni Ee Xukuumada Somaliland, Tabaha Cadawga Ee Isa Soo Taraya Iyo Khataraha Mandaqada Ee Al- 2010-08-25
Qaran News
   Aug 25, 2010 at 05:07 PM Faalo:  Dayaca Amni Ee Xukuumada Somaliland, Tabaha Cadawga Ee Isa Soo Taraya Iyo Khataraha Mandaqada Ee Al-Shabaab Somaliland ayaa Waxa ay kulaalaysaa mandaqada loo aqoonsaday in ay tahay ta caalamka ugu khatarta badan, waxa kaliya ee laga dheehan karaana ay tahay olol iyo qarax, iyada ay taasi jirto ayaa...
 
Xildhibano DF lagu xiray Borama 2010-08-25
Gareowe Online
Koox ka tirsan Xildhibaannada Baarlamanka Dowladda Federaalka KMG ah ee u hormuud ka yahay Madaxweyne Sheekh Shariif Ahmed, ayaa la xaqiijiyey inay sifo qarsoodi ah ku soo galeen magaalooyin ka mid ah gobollada Somaliland. Xildhibaannadan oo tiradooda lagu sheegay inay gaadhayso tobaneeyo, ayaad hammaantooda u dhashay...
 
DF lagu eedeeyey inay dayaceen amaanka 2010-08-25
Gareowe Online
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka DF ayaa ku eedeeyay Madaxda DF inay mas'uul ka yihiin weerarkii shalay lagu dilay 33-qof oo ay ku jiraan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo saraakiil ciidan. Xil. C/fitaax Ibraahim Rashiid oo ku sugan dalka Kenya iyo Xil. Cismaan Cilmi Boqorre oo ku sugan Muqdisho ayaa labaduba waxay ku eedeeyeen madaxda DF...
 
Dagaalo Muqdisho ka socda maalintii 3aad 2010-08-25
Gareowe Online
Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay oo ay ku jiraan dhinacyadii dagaalamay ayaa maalintii sadexaad ka socda Magaalada Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeya DF iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Xisbul Islam iyo Al-shabaab oo iskaashanaya. Dagaalka maanta ayaa waxaa ku dhaawacmay sida laga soo xigtay xarumaha caafimaadka iyo gaadiidka gargaarka deg-dega ah...
 
Ururka Siyaasiga Cusub Ee Iftin Oo Soo Saaray Qoraal 2010-08-25
Qaran News
   Aug 25, 2010 at 02:15 PM Waxaanu si kadisa ah dhawaan qoraalo aad u koban idiinku so gudbinay  iclaminta urur cusub oo la magac baxay sidaanu idiin sheegnay URURKA MIDNIMADA DHALINYARADA SOMALLAND balse wada tashi ururku dib isugu noqday iyo iyada oo si kal iyo lable looga dodayay arimaha ururka ayaa hada waxaa loo bixiyay...
 
Cidanka Boliska Boorama Oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Somalia 2010-08-25
Qaran News
   Aug 25, 2010 at 01:34 PM Ciidanka Booliska Boorama Oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka DKM Ee Soomaaliya Qaar kale Ku Daba-jira Boorama(QRN)- Ciidanka Booliska ee magaalada Boorama, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Xildhibaan Ka mid ah Baarlamaanka dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdoo Maax...
 
Xildhibaano eedeeyay Madaxda DF 2010-08-25
Gareowe Online
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka DF ayaa ku eedeeyay Madaxda DF inay mas'uul ka yihiin weerarkii shalay lagu dilay 33-qof oo ay ku jiraan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo saraakiil ciidan. Xil. C/fitaax Ibraahim Rashiid oo ku sugan dalka Kenya iyo Xil. Cismaan Cilmi Boqrre oo ku sugan Muqdisho ayaa labaduba waxay ku eedeeyeen madaxda DF inay...
 
Dagaalo Muqdisho ka socda maalintii sadexaad 2010-08-25
Gareowe Online
Ugu yaraan 22-qof oo ay ku jiraan dhinacyadii dagaalamay ayaa maalintii sadexaad ka socda Magaalada Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeya DF iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Xisbul Islam iyo Al-shabaab oo iskaashanaya. Dagaalka maanta ayaa waxaa ku dhaawacmay sida laga soo xigtay xarumaha caafimaadka iyo gaadiidka gargaarka deg-dega ah 50-qof oo ka kooban...
 
Waa Maxay Chief Of Cabinet Cilmiyan: Muxuu Masuul Ka Yahay Chief Of Cabinet:Dastuurku Muxuu Ka Qaba: 2010-08-25
Qaran News
   Aug 25, 2010 at 03:24 AM  Waa Maxay Chief Of Cabinet Cilmiyan: Muxuu Masuul Ka Yahay Chief Of Cabinet:Dastuurku Muxuu Ka Qaba: Ma Mansab Siyaasadeedba Mise Waa Mansab Maamul, Yaa Isticmaala Chief of Cabinet-- Qallinkii Mohamed Abdi Hassan (Diridhaba) Bismilahi Raxmaani Raxiim,Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, naxariis iyo...
 
Jabuuti oo Dekad Cusub Dhisaysa, Itoobiya oo u Wareegaysa iyo Saamaynta Ay Somaliland ku Leedahay 2010-08-25
Qaran News
   Aug 24, 2010 at 06:25 PM Jabuuti,(Hargeisastar):- Dalka Itoobiya ayaa aad ugu han weyn inay sii kordhin-yaan wax dhoofinta iyo wax soo dejinta, iyaga oo ilaa hadda adeegsada dekedda dalka Jabuuti, sidaa darteedna Xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti,waxay isu diyaarinaysaa inay dekad cusub ka dhisto magaalada xeebta ee Tadjoura si ay u...
 
Somaliland Wakhtigan ma U baahantahay Maxjar Labaad oo Laga Hirgeliyo Mise Kooto-diidkii 2010-08-24
Qaran News
   Aug 24, 2010 at 03:07 PM  Somaliland Wakhtigan ma U baahantahay Maxjar Labaad oo Laga Hirgeliyo Mise Kooto-diidkii ayaa Isubedelay Maxjar-diid? Dhismaha Maxjarka Xoolaha Berbera ee ay dhismihiisa hirgelisay shirkadda Carbeed ee Golf International oo ku yimi duruuf ka dhalatay xayiraadii xoolaha Somaliland saarnayd muddo toban...
 
Siilaanyo Oo Maanta Siiyay Kaybalka Bada Mara ku siiyey Shirkada Somcable 2010-08-24
Qaran News
   Aug 24, 2010 at 02:28 PM  Hargaysa,(Qaran News)-Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu ogoladay shirkada Somcable ee uu madaxda ka yahay gancasde ina Aw Siciid keenista Kaybalka Bada Mara, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxnaa afhayeenka madaxtooyada Somaliland mr Cukuse,...
 
Wariye ku dhintay dagaalada Muqdisho 2010-08-24
Gareowe Online
Agaasimihii Idaacada Xurmo Barkhad Cawaale Aadan ayaa shalay oo Talaado ah ku dhintay Muqdisho kadib markii ay ku dhacday xabad wiifto ah, waxaana uu ku qudh baxay isbitaalka Madiina oo la gaarsiiyay. "Barkhad wuxuu ku howlanaa xiliga ay xabadu ku dhacaysay hagaajinta Taawarka idaacada oo dhawaanahan haleysnaa, geeriduna waa xaq" ayuu yiri mid ka...
 
Dagaalo kasii socda Muqdisho 2010-08-24
Gareowe Online
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dagaalo u dhexeeya DF iyo mucaaradkeeda, waxaana dagaaladii maanta ku dhintay 10-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 40-qof oo kale. Ururka Xisbul Islam ayaa sheetay mas'uuliyada dagaal maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo saameyn ku yeeshay howlaha guud ee suuqa Bakaaraha kana dhacay degmada Hodan....
 
AMISOM oo ciidamo cusub keentay 2010-08-24
Gareowe Online
Boqolaal ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ka jooga Muqdisho ee AMISOM ayaa lagu soo daadgureeyey Muqdisho tan iyo Jimcihii la soo dhaafay. Ciidamadaan cusub ayaan la sheegin tiradooda rasmiga ah laakinse waxaa la cadeeyey in badankood ay ka imaadeen dalka Uganda oo horey ciidamo xoogan uga joogeen Muqdisho. Wafula Wamunyinyi oo ah mas'uulka haya...
 
Muqdisho: 6 Xildhibaan oo ku dhintey weerar 2010-08-24
Gareowe Online
Kadib markii dagaalo ba'an oo dad badan ku hoobteen ka dhaceen shaley iyo maanta 24.08.2010 magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka koox dabley ah is-miidaamisay gashey Hotel la yiraahdo Muna kaasoo ku yaala duleedka  Villa Somalia. Wararka kasoo baxaya goobtaas oo weli yar ayaa sheegaya in weerarkaas ay geysteen koox dabley ah oo sidata dharka...
 
Muqdisho: Alshabaab oo rayid ku laysay hotel Muna 2010-08-24
Gareowe Online
Laba dabley oo ka tirsan Alshabab ayaa rasaas aan loo kala aabbo-yeelin kufuray dad rayid ah oo ku sugnaa hoteelka Muna ee ku yaalla Xamarweyne eemagaalada Muqdisho, iyagoo laayay ugu yaraan 31 qof oo ay ka mid ahaayeen shaqaalaha hoteelka, sidaasi waxaa Raadiyo Muqdisho u sheegaybooliiska. Dableyda ayaa hoteelka galay subaxnimadii Talaadada kaddib...
 
Fadeexad ka dhalatay Xukuumada oo laba cisho laba Taliye ugu magacawday Xabsiga Mandheera 2010-08-24
Qaran News
   Aug 24, 2010 at 06:31 AM Hargeysa,(Qaran News)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Cabdi Gurey ayaa 18 kii iyo 20 kii bishan Augost u magacaabay Xabsiga laba taliye oo la kala yidhaahdo Cabdi Xasan iyo Muuse Abokor Qoor-sheel, kadib markii uu geeriyooday Taliyihii hore ee Xabsigaasi Marxuum Ciise C/laahi. Labadan Taliye ee la...
 
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Democratic presidential candidate Sen. Barack Obama, D-Ill., shakes hands at a rally at South Quad at the University of Missouri in Columbia, Mo., Thursday, Oct. 30, 2008.
Obama oo Sheegay in Yemen iyo Somalia uusan ciidan u direynin.
Mareeg 2010-01-11
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barac Obama ayaa sheegay in xilligani aysan dowladda mareykanka diyaar u aheyn in wax ciidan ah ay u soo dirto Soomaaliya iyo Yemen. Wareysi uu...
 Two Somali children with their belongings ride on the back of the donkey near the central Somali town of Buur on the road from Baidoa to Mogadishu to escape fighting, Sunday, Dec. 24, 2006. Ethiopia launched an attack Sunday on Somalia´s powerful I
Somaliland gets thousands more children into school
Qaran News 2010-01-04
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
 Tiger Woods reacts to missing a birdie putt on the 7th hole during the final round of the Tour Championship golf tournament at East Lake Golf Club, Sunday, Sept. 16, 2007, in Atlanta. (mj1)
Tiger Woods oo fariisanaya
BBC News 2009-12-12
Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
Fire fighters evacuate the body of a victim killed in a bomb attack near the new Finance Ministry in Baghdad, Iraq, Tuesday, Dec. 8, 2009. A series of coordinated attacks struck Baghdad Tuesday, including three car bombs that blew up near government sites.
118 ayaa dhintay
BBC News 2009-12-08
Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...
`