Real oo Mourinho Hantiday2010-05-29 BBC News Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
Shirka ganacsatada muslinka2010-05-05 BBC News Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
Martiqaadka Obama2010-04-30 BBC News Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
Xuska shilka diyaaradii Poland2010-04-11 BBC News Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland2010-04-10 BBC News Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia2010-04-10 Gareowe Online Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
kaczynski oo shil ku dhintay.2010-04-10 BBC News Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
Maanta Ciyaari Joogta2010-04-03 BBC News Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Obama oo ku Guulaystay2010-03-22 BBC News Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
Booqashadaydii Xarunta Fircoon iyo Waxyaabihii Aan Kala kulmay.2010-08-07 Qaran News Aug 07, 2010 at 10:54 AM Marka hore waxaan salmayaa dadkayga reer Somaliland shacab iyo dawladaba. Haddaba haddii aan u laabto maqaalkayga waxaan halkan idinku hayaa sheeko aad u qiiro badan oo ku saabsan Fircoon, oo aad ku maqasheen in uu yaalo maydkiisii waddanka Masar caasimadda Qaahira, halkaas oo aan booqday 5/8/2010 waxaan...
Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta Golihiisii Wasiiradda u gudbiyay Golaha Wakiiladda si ay u Ansixiya2010-08-07 Qaran News Aug 07, 2010 at 08:47 AM Hargeysa,(Qarannews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud "Siilaanyo" , ayaa maanta Golaha Wakiiladda Somaliland u gudbiyay qoraal codsi ah oo uu kaga dalbanayo inay Ansixiyaan xubnaha Wasiiradda ah ee uu dhawaan magacaabay oo kala ah 20 wasiir iyo lix wasiir ku xigeen Codsiga uu Madaxweynuhu...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Hawalaha Guud oo durtaba isku qabsaday Awaamiir ay soo saareen2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 02:59 PM Hargeysa,(Qarannews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Amar qoraal ah oo uu shalay kaga joojiyay qaar ka mid ah Ganacsatada Waaweyn ee Somaliland dhismayaal ay xukuumaddii Rayaale ka iibisay, kuwaas oo qaarkood ay ka socdaan dhismayaal waaweyn oo fooqyo...
RW oo hortagay Baarlamaanka2010-08-06 Gareowe Online Ra'iisul wasaaraha Somalia iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada ayaa maanta hortagay baarlamaanka Somalia, iyagoo ka jawaabayay qoraal kaga yimid gudoonka sare ee baarlamaanka oo ahayd mooshin laga keenay xukuumadda. "Xukuumada waxaa hortaagaa mudadii ay jirtay caqabado dhowr ah oo ay ka shaqeyn wayday, waana nasiibdaro in maanta laga keeno...
Kooxda Ahlusuna oo xadiday Aroosyada2010-08-06 Gareowe Online Ururka Ahlusunna oo ka mid ah kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka jirta dalka Somalia gacantana ku haya inta badan Gobolka Galguduud ayaa xadiday qaababka ay u dhacayaan aroosyada ka dhaca degmooyinka ay iyagu ka taliyaan. Sarkaal sare oo u hadlay Ahlusunna ayaa sheegay in aroosyada ay u dhici jireen qaab ka baxsan sharciga Islaamka, sida daraadeedna ay...
Dibadbax Muqdisho ka dhacay2010-08-06 Gareowe Online Dibadbax looga soo horjeedo qaraxii lagula beegaday haween howl nadiifin ah ka waday degmada Boondheere ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay ka qaybgaleen xubno kala duwan oo ka socda maamulka Gobolka, DF iyo ururrada bulshada rayidka ah. Mudaaharaadkan oo ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Urur ay leeyihiin haweenka...
Dowladda Federaalka KMG ah oo soo bandhigtay Dastuur2010-08-06 Gareowe Online Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka DF Madoobe Nuunow Max'ed ayaa sheegay inay soo saareen nuqul hordhac u ah dastuur cusub oo lagu badalayo kan Somalia, isagoo xusay in la siiyay Madaxda DF, si ay u soo akhriyaan. Dastuurkan ayuu sheegay Wasiirku inay muddo bilooyin ah ka socotay qoriddiisa dalka Jabuuti, wuxuuna sheegay in loo bandhigi...
Birgitte Olsson Oo Caadeysatey Ka Beensheegida Siyaasada Sweden EE SL2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 11:22 AM Birgitte Olsson Oo Caadeysatey Ka Beensheegida Siyaasada Sweden EE ku wajahan Dalka Somaliland Stockholm (TVSLE)-Birgitte Olsson Oo Ah Haweeney ku jirta Xisbiga Folkparty(FP) isala markaana ah wasiir ka tirsan golaha shacbaka Barlamanka Yurub ayaa waxay cadeysatey marka aay soo dhawato doorashada Madaxtinimada...
Markab ay Afduubteen Burcad Badeeda Soomaalida2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 11:06 AM Saraakiil ka tirsan hawlgalka la dagaallanka burcad badeedda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in burcad badeed Soomali ah ay afduubeen markab ganacsi oo sitay calanka jasiirrada St Vincent oo ku taal badda Caribbean-ka. Markabka oo lagu magacaabo MV SyriaStar oo ah markab ganacsi ayaa wuxuu siday sonkor, waxaana...
Ansixinta Wasiirada Cusub iyo Xubnaha ugu Rajadda Wanaagsan2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 08:35 AM Hargeysa(Yool)-Xogo uu Wargeyska "Yool" helay, ayaa sheegay in loolankii ku saabsanaa ansixinta xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada ee dhexe socday Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland uu hada marayo meel gebageba ah, isla markaana la filayo inuu Goluhu duuduubku ansixiyo dhammaan xubnaha...
Weriye Mashqac-geliye iyo Madaxweyne Siilaanyo Qaybtii 4'aad2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 08:27 AM Hargeysa(Yool)-Intiini la socotay Barnaamujkan "Yool-Baadhka Siyaasiyga", waxaanu idiinku soo gudbin doonaa Waraysi aad u xiiso badan oo isla Toddobaadkan uu Weriye Mashqac geliye la yeeshay Madaxweyanaha Cusub ee la soo doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaasoo ah mid dhinacyo badan...
W Maaliyaddu Awood Sharci Ma u Leeyahay inuu Amro Hanti-dhawrka, Xisaabaadka Guud iyo Wakiilada ?2010-08-06 Qaran News Aug 06, 2010 at 08:19 AM Hargeysa,(Yool)-Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in Wasiirka Maaliyada ee Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi uu shalay xafiiskiisa ugu yeedhay xubno ka tirsan Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo ay hormood ka yihiin Guddoomiyaha Gudida Md Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi, Xildhibaan Maxamed...
Silanyo oo wareejiyey xisbiga Kulmiye2010-08-06 Gareowe Online Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey xilkii guddoomiyenimo ee xisbigiisii KULMIYE Gudoomiye xigeenkiisii 1aad Md Muuse Biixi Cabdi. Xaflad xil wareejin oo maanta 5.08.2010 lagu qabtay Hotelka Mansor ee magaalada Hargeysa, kana qaybgaleen, Madaxweynaha Somaliland ee xilka wareejinayay...
Koox Burcad badeed ah oo lagu qabtey magalada Garowe2010-08-05 Gareowe Online Ciidanka amaanka gobolka Nugaal ayaa maanta 05/8/2010 gacanta ku dhigey 7 nin oo burcad badeed ah kuwaas oo laga soo qabtey tuulada xamxamaa oo qiyaastii 80 Km dhinaca Koonfureed ka xigta magalada Garowe. Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal G/Dhexe Cabdiraxman Xaaji Abshir Farax oo saxaafada uga waramey qabashada ragaan Burcada badeeda...
Maayorka iyo Madaxda UNICEF oo Gaadhey Ceerigaabo.2010-08-05 Qaran News Aug 05, 2010 at 04:03 PM Ceerigaabo(Qarannews) Maayorka Ceerigaabo Md-Ismaaciil Xaaji Nuur oo in mudddo ahba safar hawleed ugu maqnaa dhinaca caasimadda Somaliland ee Haryesa oo ay weheliyaan xubno sar-sare oo ka socda hay'adda caalammiga ah ee UNICEF ayaa iyagoo gelinkii danbe ee...
Maxkamad PL oo fulisay Xukun qisaas ah2010-08-05 Gareowe Online Maxkamada Magaalada Bosaso ayaa maanta fulisey Xukun dil ah oo lagu fuliyey labo qofood, kuwaas oo loo haystey eedeyn la xiriirta dilal horey ay uga geysteen gudaha Magaalada Bosaso Islamarkaana ciidanka amaanku gacanta ku dhigeen. Goob fagaare ah oo ku taal xaafada Biyo Kulule ee bariga Magaalada Bosaso ayuu saakey ka dhacey xukunka...
Madaxweyne Siilaanyo oo Walaac ka Muujiyay Culayska ka Haysta Dhismaha Xukuumadiisa Cusub2010-08-05 Qaran News Aug 05, 2010 at 08:19 AM Hargeysa,(Qarannews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa walaac muujiyay markii ugu horaysay culays kaga yimid dhismaha Xukuumadiisa cusub, isagoo ugu baaqay Mas'uuliyiinta kale ee Xisbigiisa in aanay wali dowladii inta uu hadda ku dhawaaqay uun ku dhammaystirnayn ee ay hadhsan yihiin xilal...
Reerku waa geerida maskaxda: "Shilkii wasiirdoonka"2010-08-05 Qaran News Aug 05, 2010 at 09:00 AM Wuxuu iskaga tiirsanaa derbiga hore ee hudheelka Summer Time, xabbad sigaar ah oo qayilaaddii xalay ka soo hadhay ayuu si xun u dhalaalinayay. Karah badan baa wejigiisa ka muuqday. Qanac ma ahayn se kalsooni badani indhihiisa ka ma muuqan. Wax uun baa ku lahaa ‘waxa jirta dhiillo'. Ma seegi kartid...
Meedey Dumuqraadiyadii Xusbiga Kulmiye, Xilka Gudoomiye Ma Khasbashaa.?? Mase Waa doorasho.?? Iyo Ta2010-08-05 Qaran News Aug 04, 2010 at 09:03 PM Meedey Dumuqraadiyadii Xusbiga Kulmiye, Xilka Gudoomiye Ma Khasbashaa.?? Mase Waa Doorasho iyo Tartan Xalaal ah.?? Sida Dastuurkeenu uu qiraayo Mawaadin walba, waxa uu xaq u leeyahay inuu isi sharaxo oo la doorto ama uu wax doorto. taasi ayaanu Madaxwayne Siilaanyo Xilka Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ku yimi,...
La Liga iyo Serie A Todobaadkan BBC News2010-03-22 Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
Beckham oo Dhaawacmay BBC News2010-03-15 Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
Beckham oo ka hadlay Man U BBC News2010-02-16 Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck BBC News2010-02-10 Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi Qaran News2010-02-07 Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan ka khariyey amase ka daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
Shil Dayuurad Etoobiya ah BBC News2010-01-25 Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Somaliland gets thousands more children into school Qaran News2010-01-04 Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
Tiger Woods oo fariisanaya BBC News2009-12-12 Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
118 ayaa dhintay BBC News2009-12-08 Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...