Somali News Sources:
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk. Maanta Ciyaari Joogta 2010-04-03
BBC News
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
 
Muammar al-Gaddafi-6-30112006 Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo 2010-03-30
BBC News
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
 
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs. Obama oo ku Guulaystay 2010-03-22
BBC News
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
 
Yemen oo qabatay 13-burcadbadeed 2010-05-30
Gareowe Online
Dowlada Yemen ayaa sheegtay inay qabqatay 13-burcadbadeed oo maalmo ka hor afduub u geystay dooni dalkaas laga leeyahay, taasoo ay ku qabsadeen sagaal shaqaale ah oo u dhashay dalka Yemen. Wasaarada arimaha gudaha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in kooxdan burcadda ah ee afduubka u geystay doonidan ay ka qabsadeen meel ku dhow Jasiirada Socotra,...
 
Kulan Baarlamanka DF oo baaqday 2010-05-30
Gareowe Online
Waxaa maanta baaqday kulan lagu waday inuu yeesho Baarlamaanka Somalia, kaasoo uu ku dhawaaqay Jimcihii Shariif Xasan Sh. Aadan oo loo doortay gudoomiye cusub inuu ka noqdo Baarlamaanka. Baaqashada kulanka baarlamaanka Somalia ayaa lagu sheegay in Shariif Xasan oo ah gudoomiyaha cusub uu hayo howshii Madaxweyne Sh. Shariif, iyadoo marka uu Sh....
 
Ururka Shabaab oo ka digay daawashada Universal TV 2010-05-30
Gareowe Online
Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa xayiraad kusoo rogay Universal Tv kadib markii uu sii daayay kartoono lagu aflagaadeeyay Nebi Muxamed [CSW] oo dhawaan lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka South Africa. Sh. Cali Max'ud Raage [Sh. Cali dhere] oo shir jaraa'id ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in Telefishinkaas oo ku hadla Afka Somaliga ay...
 
Ethiopia oo qunsuliyad ka furatay PL 2010-05-30
Gareowe Online
Waxaa shalay [May 29, 2010] ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta Wasarada Haweenka iyo Horumarinta Arimaha Qoyska Dowlada Puntland ee Magaalada Garowe xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xariga looga jaray Qunsilyad cusub oo ay leedahay xukuumada Ethiopia oo xirir saaxiibtinimo la leh Dowlada Puntland. Xaflada furitaanka...
 
Isbitaalka Garowe oo dayactir lagu wado 2010-05-30
Gareowe Online
Garowe: Isbitaalka guud ee Caasimada Puntland ee Garowe ayaa waxaa ka socota shaqo aad u balaaran oo dib loogu dayactirayo qaybaha kala duwan ee uu Isbitaalku ka kooban yahay.   Shaqaale aad u badan ayaa...
 
Ceerigaabo: Dhallinyaro iyo madax dhaqameedyo ku biiray xisbiga UDUB 2010-05-30
Qaran News
   May 30, 2010 at 02:16 PM  Ceerigaabo=Dhallinyarada Dangarad Oo Wata Madax-dhaqameedkooda  Waayeelkooda iyo Waxgaradkooda kaleba Oo Ku Biiray Udub   Ceerigaabo(Qarannews) Xarunta guud xisbiga Udub ee magaalada Ceerigaabo ayaa kulan ballaadhan oo  galabta lagu qabtay waxa Urur-weynaha Dhallinyrada Dngarad ee Ceerigabo...
 
Agaasimaha Ururka Kal-kaaliyeyaasha SL. Oo lagu Marti Qaaday Shir Caalamiya oo ka Dhacaya Washington 2010-05-30
Qaran News
   May 30, 2010 at 12:10 PM Hargaysa,(QaranNews)-Agaasimaha Ururka Kalkaaliyeyaasha Caafimaadka Somaliland Marwo Foosiya Maxamed Ismaaciil ayaa ka qayb galaysa shir Caalami ah oo ka dhacaya caasimada dalka Maraykanka ee Washington, shirkaas oo socon doona todobada ilaa sagaalka bisha June ee soo socota. Marwo Foosiya Maxamed Ismaaciil oo...
 
Baabuurtii Buuhoodle 2010-05-30
BBC News
Ciidamadii Etoobiya ee ku sugnaa agagaarka magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in ay xalay la guureen baabuur dad shicib ahi lahaa oo ay ku halkaas hore ugu qabteen. Odayaal degaanka ah ayaa...
 
Axmed Siilaanyo oo Gaadhii Xukumadu ay Iibisay Markuu Wasiirka ahaa Xaraashay 2010-05-30
Qaran News
   May 30, 2010 at 10:34 AM Hargeysa-(Qarannews)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isla markaana ah Musharaxa jagada madaxtinimada ee Xisbiga Kulmiye ayaa la sheegay inuu Gaadhigii Xukuumadu siisay wakhtigii uu Wasiirka ahaa xukuumadii Cigaal dhawaan uu ka Iibiyay niman Itoobiyan ah oo baabuurta ka baayac...
 
Abwaan Mubarak qoorubaxay oo ahaa abwaankii sameeyay heesta Kulmiye, Oo K Baxay Kulmiye 2010-05-30
Qaran News
   May 30, 2010 at 09:40 AM Waxaan si rasmi ah u cadaynayaa inaan ka baxay xisbigii KULMIYE, xubinimo iyo taageere ahaan intaba , aniga oo horena isaga casilay xilkii aan ka hadayey ee ahaa Afhayeenkii Laanta Sweden Sanadkii...
 
Xaaji Cabdi Waraabe oo Fariin Culus u Diray Musharixiinta Madaxtinimada Somaliland 2010-05-30
Qaran News
   May 30, 2010 at 07:38 AM   Hargeysa (Waaheen) - Xaaji Cabdikariim Xuseen Xaaji (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah mudanayaasha Guurtida ugu da'd weyn, ayaa ugu baaqay musharaxiinta saddexda xisbiyada Qaranka ee ku tartamaya doorashada madaxtooyada ee Somaliland in ay ku tartamaan si walaaltinimo ku jirto oo aanay isu arag cadow...
 
Sh. Shariif oo u dhoofay Yurub 2010-05-29
Gareowe Online
Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ka dhoofay galabta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isagoo kusii jeeda dalalka France iyo Germany, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia. Sh. Shariif ayaa casuumaad ka helay Madaxweynaha France Nicolas Sarkozy si uu uga qaybgalo shir-sanadeedka France iyo Madaxda Afrika (Africa...
 
Muqdisho: 17,000-qof oo qaxay 2010-05-29
Gareowe Online
Warbixin ay Hay'adda UNCHR kasoo saartay xarunteeda Geneva ayay ku sheegtay in [May 2009] oo keliya ay ka barakaceen Magaalada Muqdisho 17,000-qof oo kadib markii ay dhaceen dagaalo u dhexeeyay kooxaha hubeysan, DF iyo AMISOM. UNHCR ayaa ku sheegtay warbixinteeda in dadkan intooda badan ay ka carareen caasimada labadii todobaad ee ugu dambeeyay oo...
 
2-da Sharif oo kulan yeshay Villa Somalia 2010-05-29
Gareowe Online
Madaxweyne Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa waxay xalay kulan ay ku yeesheen Villa Somalia, kaasoo la diiday in wax badan laga ogaado, waxaase ilo wareedyo ay u sheegeen Garowe Online in shirku uu ahaa mid looga hadlayay isbadal lagu sameeyo DF. Shirka ayaa socday ilaa 2:00-habeenimo xalay waxayna labada mas'uul oo isku...
 
Ololaha Dorasho SL oo bilabanaya June 3 2010-05-29
Gareowe Online
Guddiga Doorashooyinka ee maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday, in maalinta Khamiista [June  3, 2010] ee todobaadkan ay dalka ka bilaabmi doonto ololaha Doorashada Madaxtooyada ee loo qoondeeyey in ay qabsoonto 26-ka bisha June. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi oo...
 
Egeyga Somalia ee QM Mr. Ahmadou oo la badalayo 2010-05-29
Gareowe Online
Warar warsidaha Garowe Online ka heley ilo lagu kalsoon yahay ee ku sugan Nairobi   ayaa sheegaya in ergeyga QM u qaabilsan arrimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah waqtigiisa xafiiska uu dhamaadey. Mr. Abdallah oo waqtigiisa horey u dhacey ayaa xiligaan QM ka gabsadeen in mar kale la cusbooneysiiyo madaama beesha caalamka niyad jab ka...
 
Muuse Biixi oo Afartanka Kun ee Shaqaalaha Dawladda iyo Wasiiradaba ku tilmaamay UDUB, sheegayna Max 2010-05-29
Qaran News
   May 29, 2010 at 03:53 PM  Muuse Biixi oo Afartanka Kun ee Shaqaalaha Dawladda iyo Wasiiradaba ku tilmaamay UDUB, sheegayna Maxkamad in la taagi doono Hargeysa,(Qarannews)-Guddoomiye ku xigeenku isagoo UDUB ka hadlaya waxa kale oo uu cadeeyay in xayn wasiiro ah iyo shaqaale dawladeed ay u haraadeen sidii ay soo qaban lahaayeen...
 
Indhacade oo ka hadlay Qarax 2010-05-29
Gareowe Online
Wasiir u dowlaha wasaarada Difaaca DF Yuusuf Max'ed Siyaad [Indhacade] oo maanta [May 29] shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in qaraxii miino ee habeen ka hor lagula beegsaday Jidka Maka Al-Mukarama ay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan DF. "Waxaa qaraxaas oo la doonayay in la igu dilo laguna dilo wasiirada kale ee isla socday ka dambeeyay...
 
Anaga oo ah beel weynta Baha Ismaacil Habaryoonis Ninka Sheegtay Suldaanka, Suldaankayaguna waa kii 2010-05-29
Qaran News
   May 29, 2010 at 02:39 PM  Anaga oo ah beel weynta Baha Ismaacil Habaryoonis Ninka Sheegtay Suldaanka, Suldaankayaguna waa kii hore mana jiro suldaanu aanu boqranay, sidaasi waxa baaqa hoos ku qoran dhamaan magacyada hoos ku qoran isga oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sidani hoos ku qoran ee akhriso Ujeeddo beenin...
 
Soo dhowaynta Dhakhaatiirta Cusub iyo Sagootiga Dhiggoodii hore ee Cusbitaalka Ceerigaabo. 2010-05-29
Qaran News
   May 29, 2010 at 02:19 PM Ceerigaabo(Qarannews) Munaasibad ballaadhan oo maalintii sabtida lagu qabtay cusbitaalka guud ee Ceerigaabo ayaa ahayd mid lagu soo dhowaynayo Lba dhakhtar oo magacyadoodu kala yihiin Dr-C/laahi Xasan iyo Dr-Maxmed Xasan oo ka mid ah dhakhaatiirta kazoo baxday jaamacadaha dalka si gaar ahna ugu takhasusay...
 
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Democratic presidential candidate Sen. Barack Obama, D-Ill., shakes hands at a rally at South Quad at the University of Missouri in Columbia, Mo., Thursday, Oct. 30, 2008.
Obama oo Sheegay in Yemen iyo Somalia uusan ciidan u direynin.
Mareeg 2010-01-11
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barac Obama ayaa sheegay in xilligani aysan dowladda mareykanka diyaar u aheyn in wax ciidan ah ay u soo dirto Soomaaliya iyo Yemen. Wareysi uu...
 Two Somali children with their belongings ride on the back of the donkey near the central Somali town of Buur on the road from Baidoa to Mogadishu to escape fighting, Sunday, Dec. 24, 2006. Ethiopia launched an attack Sunday on Somalia´s powerful I
Somaliland gets thousands more children into school
Qaran News 2010-01-04
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
 Tiger Woods reacts to missing a birdie putt on the 7th hole during the final round of the Tour Championship golf tournament at East Lake Golf Club, Sunday, Sept. 16, 2007, in Atlanta. (mj1)
Tiger Woods oo fariisanaya
BBC News 2009-12-12
Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
Fire fighters evacuate the body of a victim killed in a bomb attack near the new Finance Ministry in Baghdad, Iraq, Tuesday, Dec. 8, 2009. A series of coordinated attacks struck Baghdad Tuesday, including three car bombs that blew up near government sites.
118 ayaa dhintay
BBC News 2009-12-08
Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...
`