Somali News Sources:
 
 Tiger Woods reacts to missing a birdie putt on the 7th hole during the final round of the Tour Championship golf tournament at East Lake Golf Club, Sunday, Sept. 16, 2007, in Atlanta. (mj1) Tiger Woods oo fariisanaya 2009-12-12
BBC News
Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
 
Fire fighters evacuate the body of a victim killed in a bomb attack near the new Finance Ministry in Baghdad, Iraq, Tuesday, Dec. 8, 2009. A series of coordinated attacks struck Baghdad Tuesday, including three car bombs that blew up near government sites. 118 ayaa dhintay 2009-12-08
BBC News
Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...
 
President Barack Obama pauses as he speaks about the war in Afghanistan at the U.S. Military Academy at West Point, N.Y., Tuesday, Dec. 1, 2009. Khudbadda Obama 2009-12-02
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khubad si weyn loo sugayay oo ku saabsan siyaasaddiisa ku wajahan waddanka Afghanistan, oo uu sheegay in loo baahan yahay istiraatiijiyad hagaagsan oo aan militeri ahayn. Madaxweyne Obama waxa uu ka hadlay istiraatiijiyad la dardar geliyay. Waxa uu...
 
Tiger Woods Tiger Woods oo shil galay 2009-11-28
BBC News
Tiger Woods ciyaaryahanka ugu qanisan ciyaartoyda caalamka, ee ciyaara ciyaarta...
 
Members of the audience listen to U.S. President Barack Obama as he delivers remarks at Suntory Hall in Tokyo, Japan, Saturday, Nov. 14, 2009. Obama oo amar baxshay 2009-11-13
BBC News
Madaxweyne Barack Obama ayaa amray in dib loogu noqdo, qaabka ay heyadaha sirdoonka Mareykanku u maamuleen, xogta ku saabsan sarkaal ka tirsan ciidanka qalabka sida oo looga shakisan...
 
 Sir Alex Ferguson Ferguson oo la ganaaxay 2009-11-13
BBC News
Tababaraha kooxda Manchester United, Alex Ferguson, ayaa xiriirka kubadda cagta England oo ganaaxay. Waxaa...
 
Russian heavyweight boxer Nikolai Valuev poses during the weigh-in at a shopping center in Nuremberg, Germany, on Friday, Nov. 6, 2009. Valuev will fight David Haye of Great Britain for the WBA heavyweight title on Saturday Nov. 7. in Nuremberg, Germany Haye oo ka badiyey Nikolai 2009-11-08
BBC News
Feedhyahanka Britain, David Haye, ayaa ka adkaaday Nikolai Valuev, oo u dhashay dalka Ruushka wuxuuna ku guulaystay suunka miisaanka...
 
Itoobiya oo maalgashanaysa dhulkeeda beeraha Itoobiya oo maalgashanaysa dhulkeeda beeraha 2009-10-29
BBC News
Waxaa jira walaac laga qabo, sida ay shirkado badan iyo dowlado shisheeye ay dhul beereed uga kiraysanayaan wadamo badan oo Afrika ku yaala oo sabool ah. Heshiiskii ugu danbeeyay, dowlada Koonfur Africa ayaa ka kiraysatay 200 oo kun oo hektar oo dhulka beeraha wadanka Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Kongo. Hindiya oo waligeed isku filnaan jirtay cunto...
 
Uganda oo laga diiwaan gelinayo Soomaalida kunool. Uganda oo laga diiwaan gelinayo Soomaalida kunool. 2009-10-27
Mareeg
Wararka inaga soo gaaraya magaalada Kampala ee wadanka Uganda ayaa sheegaya in halkaasi laga bilaabay diiwaangelinta Shacabka Soomaaliyeed ee halkaasi Qaxootiga ku ahaa. Soomaalida kunool magaalada Kampala ayaa lasheegay in la diiwaan gelinayo...
 
Mucjisada cayaaryahan Dominic Adiyiah Mucjisada cayaaryahan Dominic Adiyiah 2009-10-20
BBC News
Ciyaariyahanka da'da yar ee soo koraya ee dalka Ghana Dominic Adiyiah, ayaa waxaa uu noqdey mucjisadii tartankii kubadda cagta ee dhallinyarada aduunka Egypt 2009, ka dib markii uu ku guleystay koobkii ciyaar...
 
Dad looga shikiyey inay Shirqool la damacsanaayeen Qunsulka Itoobiya oo gacanta lagu dhigay 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 05:46 PM Hargeysa (Qarannews)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 5 Qof oo looga shakiyay inay maleegayeen shirqool ka dhan ah  Qunsulka Ethopia u fadhiya Somaliland, kuwaas oo haatan ku xidhan xarunta  CID da ee magaalada Hargeysa. Shantan Qof oo Magacyadoodu kala Yihiin Maxamed Ibraahim...
 
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay bam lagu tuuray Maqaayad Dharkinley ku taalla. 2010-01-04
Mareeg
Wararka inaga soo gaaraya degmada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa qarax bambaano lagu weeraray goob maqaayad aheyd oo...
 
Duqeyn khasaare dhaliyay oo Muqdisho ka dhacay galabta. 2010-01-04
Mareeg
Duqeyn xoogan ayaa galabta waxaa la isku weydaarsaday magaalada Muqdisho kadib markii Koox kamid ah kuwa mucaaradka ay duqeeyeen Dekedda Muqdisho....
 
Wargeyska Haatuf oo loo aqoonsaday wargeyska ugu mudan Saxaafadda Somaliland Sannadka 2009 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 02:31 PM London (Qaran news)- Tan iyo intii Somaliland ay la soo noqotay madaxbannaanideeda 1991 ayaa waxa ka hanaqaaday dalka wargesyo badan oo ka  soo baxa maalin walba magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa. Tusaale ahaan bilowgii sannadkii 1991 waxa ka bilaabmay magaalada hargeysa inay ka soo baxaan wargesyo ay...
 
Dagaal iyo Qarax 2010-01-04
BBC News
Ugu yaraan sadax qof ayaa ku dhimatay in ka badan toban kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeyn galabta ka dhacday magaalada Muqdishu gaar ahaan suuqa Bakaaraha. Duqeynta ayaa ka danbeysay kadib...
 
Qabow Xoogan Oo Laga Dareemay Magaalooyinka SL. Iyo Warkale 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 01:13 PM Hargaysa,(Qarannews)-Magaaladda Hargeysa ee casimadda dalka iyo magaalooyinka kale ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa labadii maalmood ee ugu danbeysay jawigu ahaa mid aad u qabow oo islamarkaasna xadiga qabowga ee dadku ay dareemeen ahayd mid ka duwan sanadadii la soo dhaafay .   Sidoo kale wararka naga soo...
 
Al-Shabaab declares black flag in Somalia 2010-01-04
Gareowe Online
Sheikh Mukhtar Robow...
 
Foreign Policy Magazine article on Somaliland: excerpts 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 11:15 AM Abkhazia and Somaliland along with a dozen or so other quasi-countries teetering on the brink of statehood, is in the international community's prenatal ward. If present and past suggest the future, most such embryonic countries will end stillborn, but not for lack of trying…. Nagorno-Karabakh, the...
 
Somaliland gets thousands more children into school 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
 
Wargelin tagerayasha xisbiga kulmiye ee Columbus OH 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 10:09 AM Sida lawada ogsoon yahay waxaa dhawaan inagu soo fool leh imaatinka Gudomiyaha ahna Musharaxa Madaxweynaha Ahmed Mahamed Mahamud...
 
Sharma'arke oo ku baaqay dagaal 2010-01-04
Gareowe Online
Ra'iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in DF ay u diyaargarowday sidii ay Magaalada Muqdisho uga saari lahayd kooxaha mucaaradka ah ee kasoo horjeeda Magaalada Muqdisho in lagu gudo-jiro [Jan 2010]. Sharma'arke wuxuu sheegay in xukuumadu ay diyaarisay ciidamo tababar wanaagsan qaba,...
 
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Oo Dhakhtar Cusub Xadhiga Ka Jaray 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 09:44 AM Hargeysa,(Qarannews)- -Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Ibraahim Maxamed, ayaa xadhiga ka jaray shalay cusbitaal cusub oo gaar ah  daawaynta ilkaha dadka oo laga hir geliyay caasimada Hargeysa. Cisbitaalkan cusub oo la magac baxay Hiiraal Health Care, waxa dhismihiisa hir geliyay Dr....
 
Xaflad sagootin ah oo Haweenka London u sameeyeen Wasiir Siciid Sulub Daawo 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 09:21 AM Dhagayso Gabaygan soo dhawaynta ahLondon,(Qarannews)-Xaflad balaadhan oo si Xoog leh loo soo Agaaimay ayaa waxaa caawa oo axad ah lagu qabtay...
 
War Saxafadeed ka dhan ah kooxo sheegtay magaca ururka SOMPED 2010-01-04
Qaran News
   Jan 03, 2010 at 12:14 PM Ururka warbaahinta nabadda iyo horumarinta ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano SOMPED ayaa qoraal cambaareyn ah ka soo saarey ku xadgudub magaca ururkaasi oo la adeegsadey iyadoo uu nin isku magacaabay Faarax Axmed Caato iskuna sheegey gudoomiyaha ururkaasi uu soo geliyay bogga Somaliweyn qoraal uu...
 
Madaafiic ka dhaceysa Muqdisho 2010-01-04
BBC News
Madaafiicda waxaa billaabay kooxaha Islaamiyiinta ah oo u riday dhinaca dekedda. Dekadda...
 
Cabdullaaji Maajoor oo geeriyooday 2010-01-04
BBC News
Cabdullaahi Maajoor, oo ahaa siyaasi iyo ganacsade hore ayaa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka...
 
Qarax Miino oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. 2010-01-04
Mareeg
Qarax aad u xoogan oo miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo shalay ay gaareen madaxdii Galmudug oo soo wada heshiisay. Qaraxaani ayaa waxaa ay wararku sheegaayaan in...
 
Alshabaab oo cadeeyay in Calan aan aheyn kan Madow aanan laga taagi doonin Somalia 2010-01-04
Mareeg
Ururka Alshabaab ayaa maanta si cad shaaca uga qaaday in wadanka Soomaaliya aanan laga taagi doonin calan aanan aheyn kan Madow ee iyagu ay wataan...
 
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Qasriga Madaxtooyada ku Dhaariyay Wasiiro, Daawo Sawirada 2010-01-04
Qaran News
   Jan 04, 2010 at 06:16 AM Hargeysa (Qarannews)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Mudane Maxamed Xirsi Oomane waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhaariyey Madaxweynaha hortiisa Mudane Daahir Rayaale Kaahin wasiiraddi Cusbaa ee...
 
Guddoomiyaha Ahlu Sunna oo u jawaabay Afhayeenka Alshabaab. 2010-01-04
Mareeg
Guddoomiyaha Ururka Ahlu Sunna oo habeenkii xalay markii uu maqlay faanka kasoo baxay Afhayeenka Alshabaab ayaa isaguna waxa uu lasoo xiriiray Idaacadaha Muqdisho. Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax ayaa waxa u sheegay in ugu horeyn ay tahay wax aad loola...
 
Ghana oo rigoorayaal uga badisay Brazil
Ghana oo rigoorayaal uga badisay Brazil
BBC News 2009-10-13
Kooxda kubadda cagta ee Ghana ayaa waxa ay qaaday koobka kubadda cagta ee cayaartooyda ka yar 20 sano, kadib markii ciyaartii finalka ay rigoorayaal uga badisay kooxda Brazil. Labada kooxood ayaa 90 daqiiqo ee cayaarta waxba kala...
President Barack Obama is welcomed by Col. Steven Shepro, Commander of the 316th Wing upon his arrival at Andrews Air Force Base in Maryland, Tuesday Sept. 15 2009.
Mareykanka oo sheegtay in Saalax Nabhaan ay kudileen Somalia iyo Obama oo saxiixay
Mareeg 2009-09-15
Dhimashada Saalax Cali Nabhan, oo loo yaqaanno Abu Yusuf, waxaa warbaahinta Mareykanka u xaqiijiyey saraakiil sarsare oo ka tirsan millatariga Mareykanka. Inkastoo ay dowladda Mareykanku ku raad-joogtay ninkaas 30-jir-ka ah tan iyo sanadkii 2006-da, haddana Madaxweyne Barack Obama ayaa 10 maalmood kahor saxiixay wareegto uu ku oggolaanayo in...
Socdaalka Barack Obama ee Ghana
Socdaalka Barack Obama ee Ghana
BBC News 2009-07-17
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa tegay waddanka Ghana maanta taasi oo ah booqashadiisii ugu horeysay ee wadamada Saxaraha ka hooseeya, Soo dhaweyn weyn ayaa...
Mubarak oo ka hadlay go'aanka Netanyahu
Mubarak oo ka hadlay go'aanka Netanyahu
BBC News 2009-06-15
Madaxwaynaha Masar, Hosni Mubarak, ayaa sheegay in baaqa ra'iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiintu aqoonsadaan Israel wadan Yuhuuddu leedahay uu baab'iyay fursadaha nabadda ee jiray. Mr Mubarack, ayaa ka...
Italian Premier Silvio Berlusconi, right, talks to Libyan leader Moammar Gadhafi prior to the start of a joint press conference at Rome's Villa Madama
Moammar Al Gadhafi oo booqasho ku jooga Talyaaniga (Sawiro).
Qaran News 2009-06-11
   Jun 10, 2009 at 05:21 PM Hoggaamiyaha Liibiya Moammar Gadhafi Ayaa soo gaadhay maanta caasimadda waddanka Talyaaniga ee Roma, isaga oo halkaas ay uga bilaaban doonto Booqasho Afar maalmood ah. Madaxweynaha Wadanka Liibiya ayaa waxa ku soo dhoweeyey halkaasi Ra’iisal Wasaare Silvio Berlusconi, Waxana la filaya inuu...
People wait in line to check in for an Air France flight at Tom Jobim Airport in Rio de Janeiro, Monday, June 1, 2009.
Dayaarad sidda 228 ruux ayaa la waayay
BBC News 2009-06-01
Dayaarad Air France ay leedahay oo sidday 228 ruux ayaa la la' yahay. Dayaaraddu waxay ka soo kacday Rio de Janeiro oo ka tirsan Brazil waxayna u socotay Paris oo ah caasimadda Faransiiska. Marka la waayay...
Malaria cusub oo iska daafacaysa daawada
Malaria cusub oo iska daafacaysa daawada
BBC News 2009-05-29
Dhaqaatiirta caalamka ayaa helay caddeyn muujineysa in daawada ugu wanaagsan ee lagu daweeyo malaria-yada in aanay waxba ka tareyn nooc cusub oo cudurkaasi ah oo laga helay Cambodia. Hey'addaha samafalka ee ku hawlan sidii ay uga hortagi lahaayeen...
Amnesty oo soo saartay warbixin
Amnesty oo soo saartay warbixin
BBC News 2009-05-28
Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan...
Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia
Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia
Gareowe Online 2009-05-27
Dowlada Kenya iyo Jaamacada Carabta ayaa siyaabo kala duwan uga codsaday beesha calaamka in la taageero dowlada Somalia iyo ciidamada Afrikaanka ah ee nabad ilaalinta u jooga Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Kalonzo Musyoka oo xalay [May 25] ka hadlay xaflad lagu qabtay safaarada Nigeria ee Nairobi, taasoo loogu magacdaray maalinta Afrika...
Former Iranian President and Presidential candidate Mohammad Khatami looks on during a meeting with supporters in Tehran, Iran, Saturday, Feb. 14, 2009. Khatami's decision last weekend to launch a political comeback by entering the race for president was the jump-start many Iranian liberals were craving.
Khatami: The invisible candidate in Iran's presidential race
Qaran News 2009-05-24
   May 24, 2009 at 08:33 AM Tehran - More than 15,000 Iranians, including students and artists, had gathered in the wrestling hall of Azadi sports complex in Tehran to voice their support for Mir-Hossein Moussavi, the main challenger of incumbent President Mahmoud Ahmadinejad in the June 12 presidential election. But the dancing crowd on...
`