Somali News Sources:
 
Milicsiga Waxqabadyada Muhiimka Ah Ee Maayar Jiciir Qaybta 1aad. 2009-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2009 at 11:03 AM Akhristeyaal Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-Baadhista ee ERA  qormooyinkan waxa uu ku eegi doonaa waxqabadka mid ka mid masuuliyiinta Somaliland, ahna Duqa Caasimada Caasimada Hargeysa Engineer Xuseen Maxamuud Jiciir, oo ka mid ah masuuliyiinta dawladda ee qabtay waxbaayabaha aan la dafiri Karin....
Ururka Al-Shabaab oo loo jawaabey 2009-10-25
Gareowe Online
Dalalka Burundi iyo Uganda oo ay ciidamo ka joogaan Somalia ayaa si caro leh uga jawaabay hanjabaad kaga timid ururka Al-shabaab oo ahayd inay weerari doonaan caasimadaha dalalkaas, iyagoo hadalkaas ku tilmaamay mid khatar ah. Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni oo Jimcihii kula hadlay saxaafada xarunta dalkiisa ayaa sheegay inay iska difaaci...
Jaaliyada Somaliland ee Birmingham uk oo si diiran u soo dhaweeyay wasirka arimha gudaha 2009-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2009 at 09:48 AM Birmingham,(Qarannews)- Manta oo bishu tahay 24kii October 2009 waxaa  ka dhacay magalad birmnigham UK. Shirkaa oo ay qabanqaabiyeen jaaliyada somaliland Birmingham ..shirkaas oo ay ku soo dhawayanayeen  wasiirka  daakhiliga ee Somaliland mudane Mr Abdillahi  Ismal  Ali  (...
Sarkaal katirsan Alshabaab oo Gurigiisa Degmada Afgooye Bam lagu weeraray. 2009-10-25
Mareeg
Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in sarkaal katirsan Ururka Alshabaab maanta gurigiisa lagu weeraray bam...
Ururka Alshabaab oo Magaalada Marka ka fuliyay dil. 2009-10-25
Mareeg
Ururka Alshabaab ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyay illaa 2-ruux oo lagu soo eedeeyay in ay basaas u yihiin dowladda federaalka Soomaaliya. Labadani ruux oo lasoo taagay...
Toogashada Al-Shabaab 2009-10-25
BBC News
Xarakada Al-Shabaab, ayaa saaka meel fagaara ah ku toogtay labo nin oo dhalinyara ah. Labada dhalinyarada ah, ayaa lagu eedeeyay fal basaasnimo in ay ku howlanaayeen. Alshabab waxay sheegtay in labada nin laga dhex qabtay...
Dhoofka xoolaha 2009-10-25
BBC News
Sayladda weyn ee xoolaha ee magaalada Hargeysa, ayaa maalmahan u danbeeyay dhaqdhaqaaqa...
SL: Barlamaan ansixiyay Guddi Doorasho 2009-10-25
Gareowe Online
Golaha Wakiilada ee maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa maanta [Oct. 23] cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubnaha cusub Guddiga Doorashada Somaliland, ka dib markii dhawaan loo soo gudbiyay xubnahan Aqalka Wakiilada.  Guddigan cusub oo ay soo kala u magacaaben  Madaxweyanaha, Golaha GuurtidA iyo  Xisbiyada Mucaaridka ayaa waxa...
Wasiiro qiray ciidan lagu qorayo Kenya 2009-10-25
Gareowe Online
Wasiirada Difaaca ee Somalia iyo Kenya ayaa siyaabo kala duwan u xaqiijiyay in DF ciidamo loogu qorayo Kenya, kuwaasoo isugu jira qoxooti dagaalo uga cararay Somalia iyo kuwo dalka Kenya u dhashay. Gen. Yuusuf Xaaji Max'ed oo ah wasiirka difaaca Kenya ayaa saxaafada u sheegay inay jiraan ciidamo laga qorayo Kenya, balse aanay xukuumadiisu wax lug...
Urur u hanjabay Saxaafada 2009-10-25
Gareowe Online
Ururka Xisbul Islam oo ka mid ah kooxaha dagaalka kula jira DF ayaa u hanjabay saxaafada Muqdisho, iyadoo ku eedeeyay inay la safan tahay dhinacyada ay kasoo horjeedaan ee Dowlada iyo ciidmada AMISOM. Madaxa wafaafinta ee Xisbul Islam Sh. Max'ed Macalin Cali oo Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay Jimcihii [Oct 23] ayaa ku eedeeyay warbaahinta inay...
OGaysiis: Bandhiga Buuga Koowaad ee Naadiga Akhriska Timacadde-Gabiley 2009-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2009 at 07:08 AM Naadiga Akhriska Timacadde {Timacadde Readers Club (TRC) } waxa uu ku wargalinayaa Dhamaan Bahwaynta akhriska Jecel In uu Naadigu kuu soo Bandhigi Doono Buugii koowaad Habeenka uu Jimcuhu soo galayo ee ay Taariikhdu tahay 29/10/09. Buuga la soo Bandhigi doono ayaa ah Buugii uu qoray...
Madaxweynaha Somaliland oo Wasiir-ku-xigeen Cusub u Magacaabay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 2009-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2009 at 06:34 AM Hargeysa (Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL. Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaya...
Khilaaf soo dhexgalay Sh. Shariif iyo Cumar C/rashid 2009-10-25
Gareowe Online
Khilaaf ka dhashay dhimista golaha wasiirada DF ayaa soo dhexgalay Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Shama'arke, sida aan ka helnay ilo wareedyo ka tirsan Dowlada Federaalka Somalia. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Shariif uu ka dalbaday Ra'iisul wasaaraha in liiska cusub ee golaha wasiirada loogu daro...
Kumuu ahaa mujaahidkii la wareegay hogaaminta ciidanka ka dib dhaawicii Mujaahid Lixle? 2009-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2009 at 05:15 AM Sannadkasta Bisha Tobnaad 17keeda, waxa la xusaa oo loo asteeyey Maalinta Shuhadada SNM, Maalintaasoo ahayd Maalintii ay Mujaahidiin badan oo uu ka mid ahaa Halgamaagii weynaa Mujaahid Maxamed Xaashi (lixle) ay ku le’deen Dagaal ba’an oo ka dhacay Burco-duurray. Haddaba aan hollado Bartilmaameedka...
Sarkaal katirsan Xizbul Islam oo Muqdisho lagu dilay. 2009-10-25
Mareeg
Shabakadda wararka ee Mareeg.com oo maalmahan idin soo gudbineysay warar ku saabsan xafiiltanka ka dhaxeeya Alshabaab iyo Xizbul islam oo meel xun gaaray ayaa weli waxaa sii soconaya in uu soo ifbaxayo xafiiltankaasi. Ururka Alshabaab deegaanno ay maamulaan oo...
Jaamacadda Carabta oo sheegay in wadalka Somaalida anana hormar laga gaarin. 2009-10-25
Mareeg
Ururka Jaamacadda carabta oo isku dayay si waliba in ay kudhex dhexaadiyaan Soomaalida siyaasadda isku heysata gaar ahaan dowladda taagta daran iyo mucaaradka ayay iminka deero kamuujiyeen....
Dowladda oo sheegtay in ay Hiiraan qabaneyso iyo Xisbiga oo difaacaya. 2009-10-25
Mareeg
Dowladda Soomaaliya ayaa sheeganeysa in ay dhowaan duullaan ku tahay Gobolka Hiraan gaar ahaan Baladweyne xilli Ururka Xisbul Islam ee kusugan halkaasi ay sheegayaan in ay difaaci doonaan. Afhayeenka Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya oo ku sugan...
Kenya oo qiratay in dalkeeda tababar uu kasocday lakin lajoojiyay. 2009-10-25
Mareeg
Dowladda Kenya ayaa qiratay in Wadanka Kenya lagu tabarayay Dhalinyaro Soomaali ah waliba si qaldan lakin laga hortagay arrintaasi kadib markii dowladdu ay ogaatay. Wasiirka...
Ayeeyo Qureysho "Waxan idin Ogeysina Wiilkeyga inow Somali yahay uuna eheen Ajnabi 2009-10-25
Mareeg
Ayeeyada dhashay Wiil ay DKMG ahi ku sheegeen 19-kii Bishan inuu Ajnabi yahay ayaa Shalay la hadashay Warbaahinta ka dib markii ay ku Booqdeeen Gurigeeda oo ku yaala Degmada Afgoye ee Gobolka Shabeeladda Hoose. Ayeeyadda oo lagu magacaabo Qureysho Shariif Sheekh Axmed Nuur ayaa sheegtay in Wiilka Ajnabiga lagu Tilmaamay la yiraahdo Maxamed C/qaadir...
Qalab iyo Kumbayuutaro la gudoonsiiyay Wasaarda Macdanta iyo Biyaha.Togdheer. 2009-10-24
Qaran News
   Oct 24, 2009 at 05:55 PM Burco (Qarannews) -.Wasiiru-dawlaha wasaaradda macdanta iyo biyaha Somaliland,Md.Muse Cabdi Maxamed,ayaa maantaKambuuyatoiyo  qalab xafiis ku wareejiyey wasaaraddda macdanta iyo biyaha ee gobolka Togdheer. Manaasibaddii wareejinta qalabkaas oo uu ka hadlay wasiiru-dawlaha wasaaradda macdanta iyo...
Mucjisada cayaaryahan Dominic Adiyiah Mucjisada cayaaryahan Dominic Adiyiah 2009-10-20
BBC News
Ciyaariyahanka da'da yar ee soo koraya ee dalka Ghana Dominic Adiyiah, ayaa waxaa uu noqdey mucjisadii tartankii kubadda cagta ee dhallinyarada aduunka Egypt 2009, ka dib markii uu ku guleystay koobkii ciyaar...
 
Ghana oo rigoorayaal uga badisay Brazil Ghana oo rigoorayaal uga badisay Brazil 2009-10-13
BBC News
Kooxda kubadda cagta ee Ghana ayaa waxa ay qaaday koobka kubadda cagta ee cayaartooyda ka yar 20 sano, kadib markii ciyaartii finalka ay rigoorayaal uga badisay kooxda Brazil. Labada kooxood ayaa 90 daqiiqo ee cayaarta waxba kala...
 
President Barack Obama is welcomed by Col. Steven Shepro, Commander of the 316th Wing upon his arrival at Andrews Air Force Base in Maryland, Tuesday Sept. 15 2009. Mareykanka oo sheegtay in Saalax Nabhaan ay kudileen Somalia iyo Obama oo saxiixay 2009-09-15
Mareeg
Dhimashada Saalax Cali Nabhan, oo loo yaqaanno Abu Yusuf, waxaa warbaahinta Mareykanka u xaqiijiyey saraakiil sarsare oo ka tirsan millatariga Mareykanka. Inkastoo ay dowladda Mareykanku ku raad-joogtay ninkaas 30-jir-ka ah tan iyo sanadkii 2006-da, haddana Madaxweyne Barack Obama ayaa 10 maalmood kahor saxiixay wareegto uu ku oggolaanayo in...
 
Mubarak oo ka hadlay go'aanka Netanyahu Mubarak oo ka hadlay go'aanka Netanyahu 2009-06-15
BBC News
Madaxwaynaha Masar, Hosni Mubarak, ayaa sheegay in baaqa ra'iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiintu aqoonsadaan Israel wadan Yuhuuddu leedahay uu baab'iyay fursadaha nabadda ee jiray. Mr Mubarack, ayaa ka...
 
Italian Premier Silvio Berlusconi, right, talks to Libyan leader Moammar Gadhafi prior to the start of a joint press conference at Rome's Villa Madama Moammar Al Gadhafi oo booqasho ku jooga Talyaaniga (Sawiro). 2009-06-11
Qaran News
   Jun 10, 2009 at 05:21 PM Hoggaamiyaha Liibiya Moammar Gadhafi Ayaa soo gaadhay maanta caasimadda waddanka Talyaaniga ee Roma, isaga oo halkaas ay uga bilaaban doonto Booqasho Afar maalmood ah. Madaxweynaha Wadanka Liibiya ayaa waxa ku soo dhoweeyey halkaasi Ra’iisal Wasaare Silvio Berlusconi, Waxana la filaya inuu...
 
People wait in line to check in for an Air France flight at Tom Jobim Airport in Rio de Janeiro, Monday, June 1, 2009. Dayaarad sidda 228 ruux ayaa la waayay 2009-06-01
BBC News
Dayaarad Air France ay leedahay oo sidday 228 ruux ayaa la la' yahay. Dayaaraddu waxay ka soo kacday Rio de Janeiro oo ka tirsan Brazil waxayna u socotay Paris oo ah caasimadda Faransiiska. Marka la waayay...
 
Amnesty oo soo saartay warbixin Amnesty oo soo saartay warbixin 2009-05-28
BBC News
Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan...
 
Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia 2009-05-27
Gareowe Online
Dowlada Kenya iyo Jaamacada Carabta ayaa siyaabo kala duwan uga codsaday beesha calaamka in la taageero dowlada Somalia iyo ciidamada Afrikaanka ah ee nabad ilaalinta u jooga Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Kalonzo Musyoka oo xalay [May 25] ka hadlay xaflad lagu qabtay safaarada Nigeria ee Nairobi, taasoo loogu magacdaray maalinta Afrika...
 
Former Iranian President and Presidential candidate Mohammad Khatami looks on during a meeting with supporters in Tehran, Iran, Saturday, Feb. 14, 2009. Khatami's decision last weekend to launch a political comeback by entering the race for president was the jump-start many Iranian liberals were craving. Khatami: The invisible candidate in Iran's presidential race 2009-05-24
Qaran News
   May 24, 2009 at 08:33 AM Tehran - More than 15,000 Iranians, including students and artists, had gathered in the wrestling hall of Azadi sports complex in Tehran to voice their support for Mir-Hossein Moussavi, the main challenger of incumbent President Mahmoud Ahmadinejad in the June 12 presidential election. But the dancing crowd on...
 
Happy 17th Birthday, Somaliland - Nasso Hablood Somaliland is celebrating yet an other hopeful year of independence; the may 18th 2009 2009-05-20
Qaran News
   May 20, 2009 at 09:51 AM As Somalia is gaining infamy as a haven of terrorism and sophisticated modern buccaneers, its smaller, developing and peaceful neighbor (Somaliland) is still pleading for international recognition. Somaliland "a former British Protectorate State" reclaimed its independence back after 31 years of...