Somali News Sources:
 
Waxa Aanu Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraynaa Ilma Xassan Cabdi Kahin 2009-09-03
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 07:34 PM Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicun Waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ilma Xassan Cabdi Kahin oo uu Aabahood ku...
Marxuum Cisman Warsame Nur Islaan 2009-09-02
Gareowe Online
Waxaan tacsi halkaan uga diraynaa dhamaan qoyska iyo ehellada Marxuum Cismaan Warsame Nuur Islaan oo ku geeriyooday Magaalada Toronto (Canada) maanta (Sept 2, 2009). Allaha u naxariisto oo Janadii Firdowsa Allaha ka waraabiyo...
Sharif & Aweys oo wadahadlay 2009-09-02
Gareowe Online
Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah ee Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Telefishin xaruntiisu tahay Imaarada Dubai ayaa sheegay inuu la hadlay Hogaamiyaha Xisbul Islam Sh. Xasan Daahir Aweys, ayna wadahadaladoodu marayaan meel wanaagsan. Sh. Shariif ayaa ku sheegay wareysiga uu siiyay Alaan-Tv in xiriirka kala dhexeeya Sh....
Libya: Maxabiis la sii daaye 2009-09-02
Gareowe Online
Xabsiyada dalka Libya ayaa laga sii daayay 24-kii saac ee ugu dabeeyay 350-maxbuus oo Somali ah, kuwaasoo ku xirnaa dalkaas in ka badan hal sano, waxaana qaarkood laga soo celiyay dalalka Yurub. Wasiirka ka tirsan wafdiga Ra'iisul wasaare Sharma'arke ayaa sheegay in siidaynta maxaabiistan ay ku timid kulan dhexmaray Col. Qadaafi iyo R/wasaaraha...
Qiso: Geeridii Nabi Muxammad scw 2009-09-02
Gareowe Online
hadii dunida lagu waaraya nabi mohamed NNKH aya loo deen laha ruuxada macan   Nebigu scw wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun, habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday. Sayid-Bilaal ayaa adimay aadaankii salaadda subax wuxuu...
Madaxweyne Rayaale waxa uu diyaar u yahay in uu qabto doorasho xor ah oo uu ... 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 03:23 PM Hargysa,(Qarannews)-Madaxweyne Rayaale waxa uu u hadh iyo habayn u taaganyaay sidii uu dalka doorasho xor ah oo xalaal ah uga qabn lahaa, isaga oo hore ugu guulaystay in uu doorashooyinkii ina soo dhaafay ee qabsoomay uu suurto galiyo, taasina uu maanta u taagnyahay in uu dhamystiro wadadii...
Qaabkii howlgalka Ciidamada AMISOM oo la badalay 2009-09-02
Gareowe Online
Howlgalkii nabad ilaaliyeyaasha Afrika ee AMISOM ayaa lagu badalay shirkii Libya ka dhacay, sida uu saxaafada u xaqiijiyay wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Xil. C/raxmaan C/shakuur Warsame. Wasiirka oo saxaafada uga warbixiyay go'aanadii kasoo baxay shirkii madaxda Afrika isagoo ku sugan Tripoli ayaa sheegay in la isku raacay in la...
War saxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UDUB 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 01:29 PM   UDUB     Xisbiga Dimoqraadiga Ummada Bahooday Xafiiska Siyaasada. War saxaafadeed Ref:     ...
Arday dhamaysatay Master degree 2009-09-02
BBC News
Magalada Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland, ayaa waxaa maanta lagu qabtay...
Garisa: Xarun Baasaboor oo cusub oo la furay 2009-09-02
BBC News
Waxa maanta xariga laga jaray xaruntii ugu horeysay oo laga bixiyo baasaboorka Kenya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ee Magaalada Garisa. Somalida...
Gaadhigii Maayarka Degmada Wajaale Oo Shil Galay 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 09:42 AM Wajaale (Qarannews)- Gaadhigii Maayarka Degmada Wajaale ayaa maanta shil ku galay meel ilaa 2km u jirta Wajaale, shilkaasi oo ay isku...
Safarkaygii Buro Iyo Guud ahaan Dalka Iyo Waxii Aan Ku Soo Arkay 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 08:42 AM Sarafkaygii Somaliland iyo Burco Safar gaaban oo aan kusoo gaadhay magalada Burco sadex cisho ka hor waxa ay ii ahayd wakhti aad u wanagan aniga oo kasoo kicitay Casimada Somalialnd ee hargaisa waxa aan kasoo baxnay magalada Hargaisa goor hore oo ah markii aanu Salaada subax tukanay. Waxa aanu dhawr saacadood...
Dr Abdi Aw Daahir Oo Soo Gaadhay London 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 08:15 AM Waxa maliintii salasadii bishan sebtamber ahayid kowdeedii yimid Carigga Ingriiska kana  so dagay kegada dayuuradaha "Heathrow terminal 5" cabaaro 2 duhur nimo Dr Cabdi Aw...
Wefti Kasocda Xisbiga UCID, Oo Gaadhey Ceerigaabo 2009-09-02
Qaran News
   Sep 02, 2009 at 08:07 AM Ceerigaabo(Qarannews) Wefti ka kooban Saddex xubnood oo kala ah, C/raxmaan Cismaan Jaamac (Guddoomiyaha Guud ee Garabka Dhallinyarada Xisbiga Ucid). 2.Xaliimo Cismaan Raage (Guddoomiyaha Guud Garabka Haweenka Xisbiga Ucid). iyo 3.Caasho Xuseen Maraykan (Guddoomiyaha Garabka Haweenka...
Maamulka Alshabaab ee Marka oo Zakada ka aruursanaya Magaalada Marka. 2009-09-02
Mareeg
Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka Magaalada Marka kudhaqan ayaa sheegay in Ururka Alshabaab ee ka arrimiya halkaasi ay soo rogeen amar ah in...
Alshabaabka Marka heysta oo diiday in Taraawiix lagu tukada Masaajidyada qaar. 2009-09-02
Mareeg
Ururka Alshabaab ee ka arrimiya magaalada Marka ayaa is hortaagay in lagu tukado masaajidyo kuyaalla magaalada Marka oo dad aad u fara badan ay horey ugu tukan jireen. Magaalada Marka ayaa waxaa horey waligii uga jiri...
Faarax Qare "Waan soo dhaweyneynaa hadalka Fipilin lakin ficil baan sugeynaa". 2009-09-02
Mareeg
Taliyaha Ciidamada Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay warkii kasoo yeeray Madaxweynaha wadanka Filipin...
Dowladda Filipin oo Ciidamada Badda Soomaaliya ballan qaad u sameysay. 2009-09-02
Mareeg
Soomaaliya oo ku caan baxday arrimaha burcad badeednimada ayaa waxaa iminka soo muuqaneysa in taageero dhinaca caalamka ah ay helayaan. Madaxweynaha wadanka Filipin ayaa u ballan qaaday...
Odayaasha Rasmiga ah ee Hawiye oo ka digay kuwa Copy-gooda ah. 2009-09-02
Mareeg
Odayaashii Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa soo saaray war sar-saxaafadeed ay kaga hadlayaan in ay soo baxeen kooxo ku qaraabta magacooda. Warsaxaafadeedkani oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war saxaafadeedka Garab cusub oo horey looga...
Ogaysiis ku socda Akhristayaasha TogdheerNews.com. 2009-09-02
Qaran News
   Sep 01, 2009 at 02:10 PM Dhamaan Akhristayaasha...
Italian Premier Silvio Berlusconi, right, talks to Libyan leader Moammar Gadhafi prior to the start of a joint press conference at Rome's Villa Madama Moammar Al Gadhafi oo booqasho ku jooga Talyaaniga (Sawiro). 2009-06-11
Qaran News
   Jun 10, 2009 at 05:21 PM Hoggaamiyaha Liibiya Moammar Gadhafi Ayaa soo gaadhay maanta caasimadda waddanka Talyaaniga ee Roma, isaga oo halkaas ay uga bilaaban doonto Booqasho Afar maalmood ah. Madaxweynaha Wadanka Liibiya ayaa waxa ku soo dhoweeyey halkaasi Ra’iisal Wasaare Silvio Berlusconi, Waxana la filaya inuu...
 
People wait in line to check in for an Air France flight at Tom Jobim Airport in Rio de Janeiro, Monday, June 1, 2009. Dayaarad sidda 228 ruux ayaa la waayay 2009-06-01
BBC News
Dayaarad Air France ay leedahay oo sidday 228 ruux ayaa la la' yahay. Dayaaraddu waxay ka soo kacday Rio de Janeiro oo ka tirsan Brazil waxayna u socotay Paris oo ah caasimadda Faransiiska. Marka la waayay...
 
Amnesty oo soo saartay warbixin Amnesty oo soo saartay warbixin 2009-05-28
BBC News
Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan...
 
Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia Taageero loo dalbay DFKMG ah Somalia 2009-05-27
Gareowe Online
Dowlada Kenya iyo Jaamacada Carabta ayaa siyaabo kala duwan uga codsaday beesha calaamka in la taageero dowlada Somalia iyo ciidamada Afrikaanka ah ee nabad ilaalinta u jooga Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Kalonzo Musyoka oo xalay [May 25] ka hadlay xaflad lagu qabtay safaarada Nigeria ee Nairobi, taasoo loogu magacdaray maalinta Afrika...
 
Former Iranian President and Presidential candidate Mohammad Khatami looks on during a meeting with supporters in Tehran, Iran, Saturday, Feb. 14, 2009. Khatami's decision last weekend to launch a political comeback by entering the race for president was the jump-start many Iranian liberals were craving. Khatami: The invisible candidate in Iran's presidential race 2009-05-24
Qaran News
   May 24, 2009 at 08:33 AM Tehran - More than 15,000 Iranians, including students and artists, had gathered in the wrestling hall of Azadi sports complex in Tehran to voice their support for Mir-Hossein Moussavi, the main challenger of incumbent President Mahmoud Ahmadinejad in the June 12 presidential election. But the dancing crowd on...
 
Happy 17th Birthday, Somaliland - Nasso Hablood Somaliland is celebrating yet an other hopeful year of independence; the may 18th 2009 2009-05-20
Qaran News
   May 20, 2009 at 09:51 AM As Somalia is gaining infamy as a haven of terrorism and sophisticated modern buccaneers, its smaller, developing and peaceful neighbor (Somaliland) is still pleading for international recognition. Somaliland "a former British Protectorate State" reclaimed its independence back after 31 years of...
 
Dowlada oo daabacaysa Shillin cusub Dowlada oo daabacaysa Shillin cusub 2009-05-03
Gareowe Online
Dowladaha Somalia iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis ku aadan sameynta lacag cusub oo ay yeelato xukuumada Somalia, sidaa waxaa maanta shaacisay wakaalada wararka ee dalka Sudan. Wasiirka Maaliyada Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo dhigiisa dalka Cawad Axmed Jaaz, ayaa Magaalada Khartoum ku kala saxiixday heshiiskan lagu sameynayo lacagta...
 
President Barack Obama responds to questions during a prime time news conference in the East Room of the White House in Washington Obama wuxuu xafiiska hayaa boqol maalmood 2009-04-29
BBC News
Madaxweyne Barack Obama auaa khudbad uu ku xusayay maanta oo uu boqol maalmood hayo xafiiska waxa uu ku sheegay in dadka Mareykanka ay soo wajaheen dhibaatooyin...
 
This photo shows the Liberty Sun as it passes Gibraltar June 27, 2007. Markab Mareykan ah oo la weeraray 2009-04-15
BBC News
Burcad badeed Somali ah aya weerary markab kale oo laga leeyahay Mareykanka, saddex cisho kaddib markii xoog lagu sii daayey kabtan Mareykan'a. Burcad ayaa ku firxatay badda. Sida uu BBC-da u sarkaal sare oo ka tirsan millatariga Mareykanka, burcad-badeed Soomaali ah ayaa fiidkii xalay, waxay baasuukayaal iyo rasaas oodda uga qaadeen markab kale oo...
 
Maxay ku heshiiyeen waddamada G20? Maxay ku heshiiyeen waddamada G20? 2009-04-03
BBC News
Hogaamiyeyaasha waddamada G20, ayaa ku heshiiyay inay ku bixiyaan lacag dheeraad ah, oo dhan hal tiriliyan oo dollar, oo ah milyan milyan dollar, si wax looga qabto dhaqaalaha dhibaateeysan ee dunida. Ra'iisul Wasaaraha Britain Gordon Brown, oo ku dhawaaqayay heshiiska, ayaa sheegay in caalamku isku yimid si ay u gaabiyaan waqtiga lagu jiro...